TOOS UDAAWO Khudbadaha Musharrixiinta Madaxweynaha

772

Xerada Ciidamada cirka ee Teendhada Afisiyooni waxaa ka bilaabatay dhageysiga khudbadaha musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Maanta ilaa 20 Musharrax ayaa loo qorsheeyay in khudbadahooda jeediyaan, waxaana Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka musharrixii uyu horeeyay ee khudbadiisa u jeediyay uu noqday Xasan Aadam Hoosoow.

Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha ayaa waxaa ay sheegeen in musharrax walba uu heysto in uu khudbadiisa jeediyo ilaa 15 Daqiiqo.