Gabdho lagu dilay Nairobi oo lasoo bandhigay muuqaalka markii ugu dambeysay

23

Qaybo kamid ah dalka Kenya ayaa shalay la sheegay in lagu arkay meydadka saddex ruux oo la sheegay in ay isku qoys ahaayeen.

Bog ku hadla afka dadka deggen xaafadda Islii ayaa soo bandhigay muuqaalka labo gabdhood oo lagu sheegay in yihiin kuwa la dilay xilli ay gurigooda ka baxayeen markii ugu dambeysay iyada oo banaanka guriga ka raacay gaari tagsi ah.

Meydadka dadkan la dilay ayaa la sheegay in lagu arkay dhaawacyo daran oo qaybo kamid ah jirkooda la gaarsiiyay

 

HALKAN KAGAL LINKIGA SI AAD UDAAWATO VIDEOGA