Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube} oo loomagacaabay Maareyaha Tiyaatarka

2287

Wasiirka warfaafinta XFS Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye}ayaa xilka ka qaaday maareeyihii golaha muritda iyo wacyi galinta Qaranka Maxamed Abuukar Axmed Ma’da isagoo u magacaabay xilkaas Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube}.