Akhrios Xulalka Sida Rasmiga Ah Isaga Xaadiriyay Wareega 16-ka Tartanka Euro 2020

2494

Inkasta oo kaliya la ciyaaray laba wareega waliba uu wali wareegii 2-aad socdo hadana waa jira xulal haatanba iska xaadiriyay wareega 16-ka ee tartanka Euro 2020.

Waxa jira xulal haatanba goostay tigidhkooda wareega 16-ka ee tartanka kadib markii ay badiyeen labadii kulan ee ugu horeeyay wareega Group-yada tartanka Euero 2020.

Xulalka Italy, Netherland Iyo Belguim ayaa ah 3-da xul ee ilaa haatan xaqiiqsaday booskooda wareega 16-ka ee tartanka Euro 2020 kadib markii ay badiyeen 3-dii kulan ee ay ciyaareen.

Xulka Italy ayaa ka badiyay xulalka Turkey iyo Switzerland, halka uu xulka Netherland ka badiyay xulalka Austria iyo Ukraine, Xulka Belguim ayaa dhankiisa ka badiyay xulalka Russia iyo Denmark.

Xulalka Iska Xaadiriyay wareega 16-ka tartanka Euro 2020:

  1. Italy.
  2. Belguim.
  3. Netherland