Akhriso, Ahlusuna Oo magacowday Gudiga Doorasho oo ka soo Horjeeda Dowladda

1627

Hogaanka Maamulka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe.
Oo magacaabay Gudiga Cusub Ee Maamul usameynta Galmudug.

Madaxa Xukumada Galmudug Dr sheikh Mohamed Shaakir ali Xasan ayaa Xafiiskiisa ka soo saaray 11 Xumnood oo ah Gudiga Dorashoyinka Galmudug Islamarkaana laga soo gala Xulay Beelaha Galmudug ku middeysan,

Warqaddan Magacabista ah ee ka Soo Baxday Xafiiska Sheikh shaakir ayaa timid ka dib markii ay fashil ku soo dilaadeen Kulamdii dhex maray Hogaanka Ahlusuna iyo wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya.

Arintaan ayaa ah mid sii kala Fogeyn neysa Ahlusuna iyo Dowladda.