AKHRISO:- Gudiga Dorashoyinka Jubbland oo Jawab deg deg ah udiray Beesha Caalamka.

1574

Gudiga doorashada Jubbaland oo jawaab kama danbeys ah siiyey ergayga qaramada midoobey mr James Swan.

Gudiga doorashada ayaa sheegay inaysan waxbo ka badaleynin jadwalka doorashada Jubbaland dhawaana ay qabanayaan doorashada madaxweynaha.

Gudiga ayaa sheegay inay qaadeen talaabo kasta oo loo baahnaa in la qaado dastuurkana waafaqsan si ay u dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah.

waraaqdan ayaa jawaab u ah waraaqdii JAMES SWAN uu shaley u diray gudiga doorashada kuna sheegay inuu waqtiga lagu darey uu yaryahay talaabooyin dheeraad ahna la qaado si doroasho xor iyo xalaal ah loo qabto.

 

Halkaan ka Akhriso.