Akhriso liiska kama dambeysta ah ee guddiyada doorshooyinka

1508
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray liiska kama dambeyska ah ee wax ka badalka guddiyada doorashooyinka heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo kuwa Somaliland.

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Guddiga heer Wasiir ee uu u xilsaaray xaqiijinta ergooyinka ayaa isbedel ku sameeyay 40 xubnood oo ka mid ahaa 67dii xubnood ee cabasho laga keenay, kuwaas oo  lagu celiyay dhinacyadii ay markii hore ka yimaadeen.

Halka hoose ka aqriso dhamaan xubnaha guddiyada.