AKHRISO:- Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo dib udhigay Xafladdiisa Caleema Saarka. Ujeedka …

1669

War Qoraal ah oo laga soo saaray Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbland ayaa w Waxaa dib loo dhigay Xafladda caleema saarka Madxweynaha Jubaland. Ahmed Madoobe.

Taasi oo lagu sheegay arimo farsamo.
Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbland ayaa ku beegneed 26. Bishaan Islamarkaana diyaar garowgeedsa si Weyn looga Dareemayay Magaalada Kismaayo.

Waxaana Qorshuhu ahaa in ay ka soo qeyb galaan Madaxda Dowlad Goboleedyadda Dalka jirra iyo Xisbiyada Siyaasadeed Ee Dalka..

Halkaan .