Akhriso:- Madaxweyne Dani, Oo Albaabadda isugu dhuftay Xafiisyo Dowladda Farmaajo ay ka furatay Puntland

1713

Maamulka Puntland ayaa amaray in si deg deg ah loo xiro xafiisyadii ay dhawaan Galdogob iyo Dhahar ka furteen Wasiiradda Qorsheynta iyo Shaqadda Shaqaallaha Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo Sadiiq Warfaa.

Puntland ayaa sidoo kale mamnuucday in aan xafiisyo kale laga furan karin deegaanadeeda ilaa amar dambe.

Wasiirada Qorsheyn iyo Shaqaalaha ayaa deegaan doorashadooda Puntland ka furtay xafiisyo ay ugu magac dareen “Xiriirka Bulshada iyo Xildhibaanada.”

Halkaan kala Socoda.