Madaxweynaha D.G Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta oo ay taariikhdu aheyd 29 sep 2019 waxa uu kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheed ee uu u wakiisha in ay ka shaqeyso wasaaradu arimaha dib u hishiisiinta wasaaraduna aysan u marin wadadii loo baahna in loo qabto dib u hishiisiin sax ah
Waxa uu waxgaradka iyo siyaasiyiinta reer Galmudug ugu baaqay in ay ka tashtaan sidii loo dhisi lahaa Galmudug oo dhanyahay.
Xafiiska Madaxweynaha Galmudug.