(Akhriso) magacyada Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Jubbaland oo la shaaciyay

1601

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa soo bandhigay liiska Odayaasha dhaqanka ee soo Xulaya Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.

Odayaashan liiskooda la shaaciyey ayaa ka kooban 135 Oday oo ka soo kala jeeda beelaha dega degaanada Jubbaland.

Hoos ka akhriso liiska Magacyada odayaasha