AKHRISO: Magacyadda Guddiga doorashooyinka Puntland oo la shaaciyay

1734

Guddiga Diyaarinaya Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa lagu dhawaaqay, waxaa guddoomiye u ah Ismaaciil Cabdi Abtiile.