Akhriso Puntland oo dalbatay in lacayriyo taliyayaasha ciidamada dowlada fedraalka

1570

Puntland ayaa soo saartay qoraal ka kooban 3 bog oo lagu qoray Afka Ingiriisiga, kaasoo loo diray Beesha Caalamka, waxaana qoraalkan uu ahaa shuruud ay ku xirtay ka qeyb galka shirka wadatashiga Qaran ee looga hadlayo hirgelinta iyo dhameystirka heshiiskii doorashada ee September 17-2020.

Shuruuda ayaa ka dambeeyay, kaddib markii shalay wafdi ka socda Beesha Caalamka ay la kulmeen oo ay ka dalbadeen inay ka soo qeyb galaan shirka Muqdisho.

Qodobada shuruudaha ayaa kala ahaa:-