AKHRISO Qabiilada Gollaha Wasiiradda ee Cagjar magacaabay

1807
Qabiilada ay kasoo jeedaan Xubno Gollaha Wasiiradda ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.
1- Xafiiska Madaxweynaha: Dr. Xuseen Qaasim – OGAADEEN REER ISAAQ.
2- Xafiiska Beeraha: Dr. Cabdiqaadir Iiman – SHEEKHAAL
3- Xafiiska Horumarinta Xoolo dhaqatada: Subeer Xuseen Cumar – DIGOODI
4- Xafiiska Horumarinta magaalooyinka: Cabdiraxman Ciid Daahir – ISAAQ – SACAD MUUSE
5- Xafiiska Waxbarashada: Cabdulaahi Lacag – OGAADEEN CABDALE
6- Xafiiska Caafimaadka: Dr. Muuse Axmed Ibraahim – CIISE
7- Xafiiska Maaliyadda: Cabdiraxmaan Axmed – OGAADEEN REER CABDILE
8- Xafiiska Adeega shacabka: Warsan Cawil – ISAAQ – GARXAJIS
9- Xafiiska Jidadka: Eng. Saddaam Xuseen – CIISE
10- Xafiiska Nabadgalyada: Mubashir Dubad – JIDWAAQ ABASKUUL
11- Xafiiska Cadaalada: Axmed Xaaji Samatar – MAJEERTEEN.
12- Xafiiska Biyaha: Xasan Daadhi – JIDWAAQ – BARTIRE
13- Xafiiska Xirfadaha iyo shaqo-abuurka: Xuseen Geydh – SAMAROON
14- Xafiiska Arimaha Bulshada: Cabdullaahi Amaan(ONLF). – OGAADEEN REER CABDILE
15- Xafiiska Arrimaha Haweenka: Xaliimo Xasan Maxamuyd – JIDWAAQ YABARE.
16- Xafiiska Ganacsiga Iyo Gaadiidka: Malaw Maxamed – GARRE.
17- Xafiiska Maalgalinta iyo Warshadaha: Dayib Axmed Nuur – OGAADEEN CAWLYAYAN.
18- Xafiiska Ciyaaraha iyo dhalinyarada: Maxamed Mahdi – GABOOYE
19- Xafiiska Warfaafinta: Cabdiqaadir Rashid Ducaale – DIR GURRE
20- Xafiiska Macdanta Iyo shidaalka: Khadra Bashiir – OGAADEEN REER CABDILLE
21- Xafiiska Deegaanka iyo Kaymaha: Eng Muxiyadiin Cabdi Xuseen JAREER WEYNE – REER QALAAFE
22- Xafiiska Waraabka iyo dooxooyinka: Maxamed Fatah – OGAADEEN BAH-GARI
23- Xafiiska Curinta iyo sayniska: Faaduma Deeqa – DAAROOD GERRI-KOOMBO
24- Xafiiska Qorshaynta: Maxamed Sheekh Aden – OGAADEEN – REER CABDILLE
25- Xafiiska Dakhliga: Maxamed Naaji – HAWIYE (KARANLE)
26- Xafiiska Maaraynta Iyo khataraha: Axmed Yaasiin Sh Ibraahim(ONLF) – OGAADEEN MAKAAHIL
27- Xafiiska Dhaqanka Iyo Dalxiiska: Maxamed ismaaciil. – OGAADEEN CAWLYAHAN.
F.G. Kama dhigna qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud ku fahanto metelaada deegaankaagu ka helay Golaha Wasiiradda cusub ee Dawlad deegaanka Soomaalida.
Mohamed Yusuf Bakayle.