Akhriso:- Shirweynihii Dhuusa Mareeb oo laga soo saaray, War-murtiyeed Dhabar Jab ku ah Bulshada Galmudug.

1562

Waxaa xalay Magaalada Dhuusa Mareeb lagu soo Gaban Gabeyey Shirkii Dib uheshisinta Beelaha Galmudug. 7.qodob ayaa laga soo saaray Shirkaasi Ka Socoday Dhuusomareeb waxaa ku jira qodob halis weyn ku ah Maamul Goboleedka Galmudug iney Helaan Hogaan madax banaan oo deegaanka iyo dadka Galmudug ugu shaqeeyo si Hufan .

Qodobka 7aad waxuu sheegayaa in doowlada Soomaaliya ay dajiso Habka loo xulaayo xl iyo Madaxweynah iyo ku xigeenkiisa, Qodobkaas waxaa ka dhexe muuqada in doowlada Soomaaliya ay toloneyso Shaati ay isku jimeyso 2021.

Sidoo kale Qodobkaan waxuu qilaafayaa Qodobka 3aad ee warmurtiyeedkaan .