(Akhriso) Waare oo Magacaabay Guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed

1392

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Dadban ee dowlad goboleedka Hirshabelle.

Xubnaha uu magacaabay oo 8-xubnood ka kooban ayaa waxaa ay maamulka Hir-shabeelle ku matali doonaan doorashooyinka soo aaddan ee dalka ka dhacaya, waxaana soo raci dooona Xubnaha uu magacaabay waare 3 xubnood oo ka socda dhanka Federaalka.

Hoose ka akhriso