Akhriso:- Wasiir Goodax bare oo Magacaabay Gudiga Tacliinta Sare.

2022

Waregto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga KMG ah ee Tacliinta Sare ee dalka.

Guddiga Cusub ee KMG ah ee uu Magacaabay Wasiir Goodax Barre ayaa ka kooban 5 xubnood,waxaana uu leeyahay Guddoomiye iyo Xoghaye.

Sababta keentay in Guddiga la magacabo ayaa Wareegtada lagu xusay inay tahay si loo kobciyo tayada Waxbarashada dalka, loona helo Arday la tartami karta kuwa Caalamka.

Hoos ka Akhriso Guddiga uu magaacabay Wasiir Cabdullaahi Goodax Barre.