AKRHISO QABIILADA Xildhibaanada barlamaanka Puntland kalsoonida kala laabteen

3316

Baarlamanka Puntland ayaa maanta xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka iyo Anshaxa golaha wakiiladda dowladda Puntland.

Xildhibaanada maanta ay xasaanadda kala laabteen barlamaanka Puntland ayaa waxaa eedaymaha loo haysyto fadhiga barlamaanka ka horjeediyey xafiiska xeer ilaalinta guud ee Puntland, iyadoona intaas kadib ay u codeeyeen in xasaanadda laga qaado 35 mudane.

AKHRISO QABIILADA

1.Xildhinaan Cabdijamal Cismaan-Warsangeli

2.Xildhibaan Cabdiqani surato-Ciise Maxamuud

3.Xildhibaan Muuse Jajabsay-Siwaaqroon

4.Xildhibaan Baduugaaye-Ugaar Saleebaan

5.Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre- Cabdiraxmaan Saleebaan

6.Xildhibaan Saleeban Faarax-Ammaanle

7.Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore-Warsangeli

8.Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim-Dhulbahante