Al-fanaan Abdi Qaboojiye oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaal Magaalada Oslo ee dalka Norway

1502

Alla iyo rahmo Al-fanaan Abdi Qaboojiye oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaal Magaalada Oslo ee dalka Norway .
Fanaanka ayaa maalmihii ugu danbeysay ayaa laxanuunsanaa cudurka Covid-19 .

Waxaan uga tacsi yeyneynaa dhamaan qooska, qaraabada , asxaabta, Bahda fanaaninta , iyo guud ahaan umada Somaliyeed.