Amaanka Magaalada Hobyo oo aad Loo adkeyey iyo Warar kale oo soo Baxaya.

1661

Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug waxaa Sugan in ka badan 350 qof oo Ergo ah iyo Marti sharaf kale oo gaaraya ilaa 200 oo qof kuwaas oo Magaalada Hobyo u yimid  ka qeyb galka shirweynaha wadatashiga Beelaha :HABAR GIDIR.

Maalinta Axada ee Takhaatiqu ku Beegan tahay 4 bishaan ayaa la filayaa in uu si rasmi ah uu u daah,furmo Wajiga Labaad Ee Shirka Dib uheshinta iyo midnimada Habar gidir,

Magaalada Hobyo waxaa Aad looga Dareemayaa Mashquul aadan u Xoogan Islamarkaana u aadan Diyaar garow Shirka,

dhanka kale waxaa aad loo adkeeyay Amaanka Guud Ee Magaalada Hobyo waxaana amaanka Sugayay ciidamo kala Duwan oo ka Kala Yimid Magaalyinka Gaalkcyo. Cadaado. dhusa, mareeb. iyo Hobyo.

waxaa aad Loola Socodaa Dhaq dhaqaaq kasta oo dhex jira Gudaha Magaalada iyo Banankaba,

 

wixi ka soo kordha Arimaha Hobyo Halkaan kala Soco.

 

Hobyo mudug Somaliya.