Aqri: Guddiga doorashada madaxweynaha Galmudug garabka Dhusamareeb oo maanta lagu dhawaaqey

1789

Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanaka Galmudug ee Dhuusamareeb.

Waxaa shir guddoominaayay kulankan Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, waxaana guddiga loo magacaabay qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ka kooban 13 xubnood ay kala yihiin magacyadooda sidan hoos ku xusan.