Aqriso liiska magacyada Golaha Wasiirada cusub oo caawa lagu dhawaaqay

1885

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor-dhow ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey.

Hoos ka aqriso liiska wasiirada