
1. Wasiirka Amniga: Isaaq Maxamed Korsaar – Luwaay
2. Wasiirka Kalluumeysiga: Maxamed Cismaan Oore – Dabarre
3. Wasiirka Qorsheynta: Cabdulqaadir Cumar Baasto – biimaal
4. Wasiirka Maaliyadda: Eng. Xuseen Xaaji – Laysaan
5. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta: Fahad Maxamed Xuseen – Murusade
6. Wasiirka Warfaafinta: Nuur Siidow Baaba – Begedi
7. Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha: Mowlid Xasan Xuseen – Eemid (Boqol Hore)
8. Wasiirka Haweenka: Marwo Sahra – Gelidi
9. Wasiirka Waxbarashada: Maxamed Cismaan Jiidow – Jiido
10. Wasiirka Caafimaadka: Cabdulqaadir Shariif Sheekhnuun – Tuni
11. Wasiirka Arrimaha Gudaha: Cabdiraxmaan Ibraahim Saate – Hariin
12. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha: Cabdulqaadir Cabdullaahi Farey – geeladle
13. Wasiirka Ganacsiga: Ibraahim Cabdi Tifow – Eelay
14. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta: Aadan Macallin Cabdiraxmaan-Macalinweyne
15. Wasiirka Gaadiidka: Iimaan Cali Cabdi Iimaan Goobe – Jilible
16. Wasiirka Tamarta iyo Biyaha: Maxamed Idiriis Ganey – Yantaar
17. Wasiirka Beeraha iyo Waraabka: Xasan Cabdi – Jiroon
18. Wasiirka Caddaaladda: Cabdiraxiin Maxamed Diimow – Garre
19. Wasiirka Batroolka: Maxamed Isaaq Ibraahim baay – Ashraaf
20. Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka: Cabdinasir Aruush – Habargedir
21. Wasiirka Xannaanada Xoolaha: Sandheere Maxamed Iftiin – Hubeer
22. Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada: Cabdiraxmaan Cabdulqaadir Nuunow – Ajuuraan
23. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda: Cabdulqaadir Yuusuf Cabdinuur – biimaal
24. Wasiirka Dastuurka: Cabdifataax Maxamed Abroone – Wacdaan
25. Wasiirka Hawlaha Guud: Daweeye Cabdullaahi Carte – Ogaadeen
26. Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga: Cabdirashiid Maxamed Xasan-shiiqaal





















