Axmed Xuseen shire (bukhaari) oo loomagacabay Gudoomiyaha Gobolka Mudug

842

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (Bukhaari) ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo u qorneyd sidatan hoose:-