Baro khabiilada ay kasojeedaan Gudoonka Aqalka sare

864
Hadda ogow Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, deegaanada ay kasoo jeedaan & Qabiiladooda.
1-Guddoomiyaha Aqalka Sare Abdi Haashi Abdulaahi – Isaaq – Habar-awal
2- Guddoomiye ku xigeen koowaad ee Aqalka Sare Cali Shabcaan Ibraahim- Xawaadle – Alla Gumar
3- Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Cabdullahi Xirsi Timacade – Dhulbahante – Jaamac Siyaad.
FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto hoggaanka cusub ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya & Saamiga deegaankaaga.