“C.raxmaan Cirro Caalamkii ayuu ku diray S.land”+VIDEO

1651

Xubno ka tirsan Xisbiga UCID iyo Kulmiye ayaa gaadhay magaalada Nairobi, Kuwaasi Kulamo la yeeshay Safiirada Dalalka Arimaha Doorashooyinka ka taageera Somaliland.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo kala duwan u Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C.raxmaan Cirro, Wuxuuna sheegay inuu Bixiyey Warbixino khaldan. Sida uu hadalka u dhigay, Wuxuuna xusay inuu Dalalka Caalamka kasoo xidhayo Somaliland.