Cabdulaahi Waafow oo loo magacaabay Gudoomiyaha Degmada Marka

2005

Wareegto maanta oo Isniin ah ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha, dowladaha Hoose iyo dib uheshiisiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuurkar Cabdi ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Degmada Marka.

Gudoomiyaha cusub ee degmada Marka ayaa loo magacaabay Cabdullaahi Cali Axmed (Waafow) ,waxaana Gudoomiyahan cusub horey uoo noqday Gudoomiyaha Deegaanka No-50 ee gobolka Shabeelaha Hoose.