Cali Mahdi oo dhisaya Dabaqa ugu dheer ee Magaalada Muqdisho+VIDEO

5071

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya oo kasoo Kabanaysa Burburkii dalka, ayaa waxaa ka socda Horumar Xawli ku socda.

Magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale waxaa ka socda Dhismaha Dabaq aad u dheer oo ka Kooban 15-Dabaq.

Dhismahan ayaa waxaa dhisanaya Ganacsade Cali Mahdi Maxamed oo Mar soo noqday Madaxwayne xiligii Burburka uu dalka Soomaaliya ka dhacay, Wuxuuna Ganacsada ugu baaqay inay Dalkooda maalgashadaan, Wuxuuna xusay in hadii aad dhisato dal Shisheeye, Adigoo Milyaneer ah inay dhici karto intii Aroor lagaa soo Tarxiilo inaad dalkaaga kusoo Noqoto Adigoo aan waxba haysan.