Ciidanka canshuuraha oo baabuur lagu wareejiyay+Sawirro

1739

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng,C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) ayaa waxa uu ka hadlay Gaadiid loo diyaariyey inay tallaabo ka qaadaan dadka la baxsada Canshuurta.

Home WARARKA Sawirro: Gudoomiye Yariisoow Oo Gaadiid Lagula Dagaalami Doono Dadka Qaar Muqdisho Siiyey…
WARARKA
Sawirro: Gudoomiye Yariisoow Oo Gaadiid Lagula Dagaalami Doono Dadka Qaar Muqdisho Siiyey…
February 19, 2019 0
by TaboolaSponsored LinksYou May Like
21 WW2 Photos They Won’t Show You In School
History Saint
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng,C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) ayaa waxa uu ka hadlay Gaadiid loo diyaariyey inay tallaabo ka qaadaan dadka la baxsada Canshuurta.

Baabuurtani ayaa lagu wareejiyey Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar kuwaas oo si gaar ah Canshuur diidayaasha lagubaacsan doono.

Duqa Muqdisho waxa uu sheegay in muhiim tahay bixinta Lacagaha Canshuurta si dalka loogu adeego oo kaabayaasha dhaqaalaha.