Daawo: Abwaan Abees “Aniga waxaa la ii sii daayey in la igu dilo Boorame”

1576

Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo dhowaan Xabsiga magaalada Hargeisa laga sii daayey, ayaa maanta ka hadlay Xukunka lagu Riday Wariye Coldoon.

“Coldoon waxaa la isku hoos geliyey Laba Xukun, oo kala ah mid ay Dawladdu wadatay iyo Mid iskuul aan waxba u haysan, Waxaana u Arkaa Xaqdaro xadhiga Wariye Coldoon. ” Ayuu yidhi Abees.

Wuxuu sheegay in Dulmi lagu sameeyay isaga, Wuxuuna xusay in loo sii daayey in lagu dilo magaalada Boorame sida uu hadalka u dhigay.

“Aniga waxaa la ii sii daayey in Boorame la igu dilo, oo Siyaasad laga sameeyo, ” Ayuu yidhi.