DAAWO Bilaal Bulshaawi oo laga quraan saaray xarigii Hargaysa

1830

Bilaal Bulshaawi oo ku magac dheer madaxweynaha Tig Tok ayaa ka hadlay xarigii dhowaan loogu geystey magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland oo maalmo kahor laga soo tarxiilay.

Waxa uu sheegay inuusan filayn in shaah calan ka samaysan loogu xiri doono dhul Soomaaliyeed haseyeeshee uusan u joojin doonin uuna markale ku laaban doono.

“Ismalaheyn Koob Shaax ayaad Xarig ku Muteysan Doonta Isagoona sheegay in Hargeysa uu mar kale ku laaban doona hadii uu u baahdo” ayuu yiri Bilaal.

Bilaal oo quraan lagu saaray gudigiisa ayaa waxaa ka dhinac muuqday hooyadiis iyo qaar kamid ah saaxiibadiisa magaalada Muqdisho.