DAAWO Cabdi wali Gaas oo Qirtay in Hantidii Umada Soomaliyeed uu siiyey Puntland

2332

Cabdi wali Gaas oo Dhowr Xil ka soo qabtay Deegaanada Puntland ayaa qirtay in uu eex dhaqaale uu u sameeyey deegaanada uu Asal ahaan ka soo Jeedo ee Puntland

Mar laga Duubay Vidiyoow ayuu qirtay in Deeganada uu ka soo jeedo uu uga eexday Soomaalida inteeda kale madaama dhaqaalo iyo Qalab dhiso uu u weeciyey halkaa.

Gaas ayaa dhowr Xil ka soo qabtay Dowladii Sheikh Shariif isagoona markii Danbe noqday Ra iisal wasaare taana waxay Keentay in uu eexasho aan ganbasho laheen u sameeyey Reer Tolkii

Mashaariic waa wyn ayaan ka Fuliyey Garoowe ilaa Bari ayuu Yiri isagoo u Muuqda mid ku farax san eexdaas uu Beeshiisa u sameeyey isagoona ahaa masuul Soomaliya xil u haayey

Cabdi Wali Gaas ayaa 3 Dabaq oo weyn ku leh Xaafada Soomalida degta ee Esali ee Dalka Kenya waxuuna dhismayaashaasi uu sameeyey Xiligii uu Xilalka Haayey.