DAAWO:-Cadde Gaabow “Farmaajo Banaanbax sagootin ah oo kii soo dhaweyntiisa la mid ah ayaan horkici doonaa marka doorashada looga adkaado“

1907

Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir iyo Duqi Muqdisho Cadde Gaabow“Farmaajo Banaanbax sagootin ah oo kii soo dhaweyntiisa la mid ah ayaan horkici doonaa marka doorashada looga adkaado,Soomaaliland xildhibaanada matalaya waa qalad in Xamar lagu doorto dadkaan Falastiiniyiin maaha Dhulkooda ha aadaan“