DAAWO:- Cali Xaraare oo weerar ba an kuqaaaday Siciid DENI

2019

Wariye Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducalle ayaa Falanqayn ku sameeyay Khudbadii uu maalintii shalay magaalada Boosaaso ka Jeediyey Madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni.

Deni ayaa hanjabaad u jeediyey Madaxwaynaha DFS iyo Raysal wasaaraha, Wuxuuna sidoo kale ku baaqay Shirwayne ay Qabsan doonaan, Kaasi oo looga hadli doono Masiirka Puntland.

Arimaha Waxbarashada oo mudooyinkii dambe uu Muran ka taagnaa ayuu ka hadlay Siciid deni, Wuxuuna in dad Alshabaab ah aysan waxba ku darsan karin, Wuxuuna wax fudud ku sheegay Shahaadada dugsiyadda Sare, Waxayna soo bandhigeen Arimo ku saabsan waxa uu Khilaafku ku hayo.

Waxaa sidoo kale Barnaamijka lagu Falanqeeyay Khilaafka u dhexeeya DF Soomaaliya iyo Puntland, Waxaana arin la yaab leh lagu sheegay in Tan iyo markii Madaxwayne DENI uu Xilka qabtay Madaxwayne deni uu dagaal kula jiray DFS.