Daawo;- Ciidaanka Beesha Shiikhaal Ee Gobolka mudug oo ku Hanjabay In Deganadooda ay ka Xoreynayaan Maleeshiyadk…..

2414

Ciidamo iskood isku ababaulay Islamarkaana ku Sugan Degamada Afbarwaaqo Ee Gobolka mudug kana soo jeedda Beesha Shiikhaal ayaa Cadeyey in ay werar ku Yihin Degaano badan oo gacanta igu jira Maleeshiyaadka Beesha Majeerteen Ee Degaanka Godad ee Bariga Gobolka mudug.

Arintaani ayaa timid ka dib markii Ay soo noqo noqdeen, xiisad Colaadeed oo udhaxeysa Beelaha Shiikhaal iyo Ee Reer Mahad ee Majeerteen Gaar ahaan kuwa Dega Degaanada Bari Ee Gobolka Mudug,

 

Halkaan ka Daawo.

https://www.youtube.com/watch?v=XcxyYtDPw5M&t=13s