DAAWO:-Deni oo yiri Hada ayuu bilowday dagaalka anaga iyo Shabaab

1670

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyey weerarkii Alshabaab ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso iyo howlgalladii ciidanka Puntland fuliyeen.

Madaxweyne Deni ayaa ku dheeraaday khasaaraha ka dhashay weerarkii xabsiga, dedaalada xukuumaddu waddo, dagaalkii dhexmaray ciidanka Puntland iyo Alshabaab, maxaabiista gacanta lagu soo dhigay, isagoona ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Alshabaab.