DAAWO Dhalinyaro maal mahaan caay kuwaday madaxwaynaha oo xabsiga ladhigay

21

Waxaa xalay Xabsiga la dhigay dhalinyaro maalmihii ugu danbeeyay Muqdisho ku qabanayay shir jaraa’id oo ay ku macaaradayeen Dowlada Somalia

Ciidaada amaanka dowlada Somalia ayaa soo qabtay xili lagu wado inay soo bandhigaan eedeymaha ay ku soo xireen madaama hadii Maxkamad la isla tago laga rabo xeer ilaalinta eedeymp.cad cad

Dhalinyaradaan ayaa laga hayaa ereyo ad-adag oo Dowladu ku xukmin karto eedeymaha ah inay ku howlanaayeen falal amniga lidiga ku ah.

Hadalada dhalinyaradaan waxaa ka mid ahaa goodin ama hanjabaad ay qabsadeen marka la gaaro 15-ka Bisha May oo ah waqtiga uu ku egyahay muda xileedka Madaxweyne Xassan.

Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa sidii looga bartay iyagana waxaa lagu wadaa inay dhawaan soo saaraan warsaxaafadeedyo ay ku canbaareynayaan xariga dhalinyaradaan.