DAAWO:-Farmaajo oo xil cusub u magacaabay Fahad Yaasiin

1040

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa aqbalay istiqaalo uu usoo gudbiyay Agaasimaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin,  isagoo dhinaca kale u magacaabay la taliyaha amniga madaxweynaha.

Wareegto kasoo baxday Madaxweyne Farmaajo ayaa  xilka  NISA loogu magacaabay gaashaanle sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud, oo haatan ah Taliyaha Nabad Sugidda ee Gobolka Banaadir.