DAAWO:-Gaalkacyo dad badan oo Xabsiga ladhigay

1503

Ciidanka amniga Puntland oo saddexdii maalin ee u dambeysay howlgallo ka waday waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyay,iyadoo howlgalka inta uu socday lagu xiray ku dhawaad 60 ruux oo dhallinyaro u badan.