Maxkamada ciidamada Somalia ayaa la horkeenay maanta askari dilay askari kale. oo ay shaqa wadaag ahaayeen kaliya dood kaftan ku bilaabatay.
Gacan ku dhiigle Liibaan Nuur Xuseen ayaa toogtay saaxiibkiis ay isku shaqada ahaayern Ex.Isbatoore Marxuum Maxamed Ibraahim.Dhuuboow Allaha u naxariistee.
Askariga dilka gaystay wuu qirsan yahay inuu dilka gacantiisa ku geystay balse wuxuu inkiray inuu kas u dilay,wuxuu sheegay inay xabada kaga fakatay.