Daawo, Galmudug shaaca ka qaaday in Amaanka Hobyo Ay Gacanta ku Hayaan Ciidankooda,

1665

Maamulka Gobolka Mudug oo Ka Hadlay Ciidamo Dhawaan la sheegay in ay isaga Baxeen Magalada Hobyo , Abdi Sheikh Xuseen

Gudomiye Ku Xugeenka Amniga Iyo Siyaasada Gobolka Mudug ayaa Ka Hadlay Xaalada Amni Ee Gobolka

Gudomiyaha ayaa Xusay Amaanka Magaalada Hobyo ay gacanta ku hayaan Ciidanka Galmudug

Ka Mamaul ahaana Ay Door Muuuqada ka Qaateen,

 

Halkaan ka Daawo.

 

https://www.youtube.com/watch?v=m7fZJwg6Ois&feature=youtu.be