Daawo, Genaraal Galal Habar gidir oo Midowdaa Waa Soomaaliya oo Midowday,Shirka Hobyo

1718
Ganaraal maxmed nuur galal oo ka mid ahaa Saraakiishii Dalka ka soo shaqeysay Islamarkaana hada ku Sugan Magaalada Hobyo kana qeyb galaya Shirka beelaha habar gidir, ayaa Qudbad aad usoo jiiday Bulshada ka jeediyay Holka Shirarka magaalada Hboyo wuxuuna Ka Sheekeyay Taariqda la Xusi karo  ay leedahay Beesha Habar gidir. wuxuuna Dar,adaaran adag ujeediyay Dhamaan dadkii shirka isagu yimid, Asagoona Xusay in Habar gidir oo midowdaa ay tahay Somaliya oo midowday, sida uusheegay,
Halkaan ka Daawo

https://www.youtube.com/watch?v=J45c7eMqmIQ&feature=youtu.be