Daawo Gudomiyaha Xisbiga wadajir Abdirahamaan Abdishakuur oo Qudbad Xaasaasi ah ka jeediyay Shirka Hobyo.

1554

Hogaamiyaha Xisbiga wadajir Abdirahamaan Abdishakuur Warsame oo Maanta si weyn Loogu soo dhaweyey Magaalada Hobyo Islamarkaana qudbad ka Jeediyay Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.

Ayaa Bogaadiyay Beelaha Habar gidir Ee shirkaan isagu yimid.

Wuxuuna Xusay  in Shirkaan oo guuleystaa ay ka dhigan tahay Somaliya oo Guuleystaa.

 

Halkaan ka daawo muqaalka.

https://m.youtube.com/watch?feature=share&v=1IJwX6aY8gY