Daawo:- Haweenka Dowladda Galmudug Oo Heshiis Hordhac ah Ka Gaaray Khilaaf Ka Dhex Taagnaa

1661

Ururka Haweenka Magaalada Dhuusamareeb oo fidiyey gogol lagu dhisayo Dalada Haweenka Galmudug ayaa kaga digay maamulka Degmada Dhuusamareeb ineey is hor istaag kusameeyaan gogosha ayagoo adeegsanaya haween sheeganaya ineey yihiin ururka haween oo ka dhisan Dhuusmareeb.

Halkaan ka daawo.