Daawo;- Hogaanka Beesha Habar gidir Oo war Cad ka soo Saaray Arimaha Siyaasadeed Ee Galmudug.

1626

Hogaanka Beesha Habar gidir Ee shirka wadatashiga Hobyo ayaa  maanta Laga Soo Saaray Bayaan ka hadalaya Arimaha Siyaasadeed Ee Galmudug.

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Habar gidir oo Shir. Jaraa.id ku Qabtay Hobyo ayaa sheegay in ay Soo dhaweynayaan Dhismaha Dekadda Hobyo. Ee Dowladda Somaliya iyo Qatar ay kala Saxiixdeen Mashruuca Lagu Dhisaayo.

Mr.Firdhiye oo warbaahinta la hdalay ayaa Akhriyay Bayaanka ay soo saareen. Dhaqanka Beelaha Habar gidir.

Halkaan ka daawo muqaalka.

https://m.youtube.com/watch?feature=share&v=w8wGFHk-nx8