Daawo:- Maleeshiyaadka Sufa Oo Dagaal ugu Hanjabay Dowladda Farmaajo iyo kheyre

1648

Sheekh Maxamed Shaakir oo ka mid ah Hogaamiyaasha Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe ayaa markale la kulmay saraakisha amniga Islamarkaana ku war galiyay inay ka amar qaatan hogaanka Ahlu Sunna.
Wuxuuna Sheegay in ay Ciidanka Ahlusuna ay udiyaar garoobaan Dagaal ka dhan ah Dowladda Farmaajo iyo kheyre.

Maalmo ka Hor ayay aheyd markii Hogaamiyaasha Ahlusuna ay shaaciyeen in Dowladda ay oga Baxeen Heshiisyadii horey udhex maray Islamarkaana Ay ka laabteen Dhamaan Qodabadii Ay ku heshoyeen.