Daawo Musharax Madaxweyne Galmudug .Abdi dheere oo Qudbad Taariikhi ah Ka Jeediyay Muqdisho.

2076

Musharax Madaxweyne Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi mohamed .Abdi dheere ayaa Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya ka Shaaciyay in uu yahay Musharax utaagan Xilka Madaxtinimada Galmudug Islamarkaana uu diyaar uyahay in uu Hogaamiyo Shacabka Galmudug.

Abdi dheere ayaa qudbadd Cajiib ah ka jeediyay Xafladda Uu ku soo Bandhigayay Musharaxnimadiisa.

Halkaan ka daawo muqaalka.