DAAWO:-Nimcaan Hillaac oo Xilka La wareegay

1777

Agaasimahii hore ee wax soo saarka iyo howlgelinta Hoballada waaberi , Maxamed Xasan Barroow, ayaa xilka ku wareejiayay agaasimaha cusub ee hay’addaasi, Nimcaan C/raxmaan Xasan oo la dhowaan la magacaabay.

Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa, Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska, Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha, maareeyaha golaha murtida iyo wacyigalinta agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafintaiyo agaasime waaxeedyada Wasaaradda.