DAAWO: Puntland oo cadeeyay mowqifkooda aqoonsiga Somaliland

49

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid oo goor dhaw ka hadlay mowqifkooda aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland ayaa daboolka ka qaaday ineysan marnaba aqbalayn in dhulka Soomaaliya la kala gooyo.

“Somaliland waxey kamid tahay Soomaaliya intends kale, marnaba aqbalayn in dhulka Soomaaliya la kala gooyo” ayuu yiri Wasiir Ceydiid Dirir.

“Puntland mowqifkeedu waa midnimo iyo wadajir,Calan Somaliland oo xornimo lagu qaatay ma jirin, Sool iyo Sanaag lama go’i karaan” ayuu mar kale yiri wasiir Ceydiid

Maamulka Puntland ayay ku qaadatay inuu cadeeyo mowqifkiisa hal asbuuc oo kaamil ah iyadoo intaasi warbaahinta Soomaalidu hadal heysay sababta ay qadiyada Somaliweyn uga aamusan yihiin.