DAAWO Reer Galkacyo oo Gadoodsan

2214

Kulanka Lagu Tageerayay Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf Islamarkaana Bulshada Magaalada Gaalkcyo ay ku Bandhigayeen Cabashadooda ku aadan in Maamulka Galmudug aysan ka helin Saamigooda Gobol ahaan Ayaa Maanta Lagu qabtay Magaalada Gaalkcyo Xarunta Gobolka mudug,

Waxaana kulanka Goobjooge Odayaasha iyo Waxgardka Gobolka Iyo Bulshada Qeybaheedda kala duwan. Xildhibaano iyo Wasiiro,

Qaar ka mid ah dadkii kulanka ka hadlay ayaa fariin udiray Dowladda Federaalka Somaliya
Ayagoona Tageeray Gudiga Cusub Ee Dorashoyinka Madaxweyne Xaaf uu dhawaan magabaacay.